Ciidamada Danab oo dib u qabsaday degaan ay dhowaan la wareegtay Al-shabaab

Ciidanka Kumandoska xoogga dalka ee DANAB ayaa gudaha u galay degaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Degaankaas oo ay horey gacanta ugu hayeen ciidamada AMISOM iyo kuwo Soomaali ah ayaa dhowaan waxaa qabsaday Al-Shabaab oo weerar khasaare badan dhaliyey ku qaaday. Ciidanka Danab oo watay Gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay … Continue reading Ciidamada Danab oo dib u qabsaday degaan ay dhowaan la wareegtay Al-shabaab